TAYAYNTA XARUUMAHA DEGMADA HARGAYSA

T I I R K A 1 a a d

Barbilawga barnaamijkani waxa uu noqon doonaa, hadii alleh ka dhigo, tayaynta Dawlada Hoose ee hargaysa, sababta oo ah waa xaruuntii looga adeegaayay bulshada ku dhaqan degmada, halkaas oo dayac tirnaataa waxa ay u sahlaysaa hawl wadeenada amma shaqaalaha in si habsami ah oo hufan u gutaan waajibaadka shaqo ee ay bulshadda u qabanayaan, saacadaha shaqo waxa ay ahaan doonaan sideed (8) saac oo ka bilaabmaya 6:30 am (Subax) kuna eeg 2:30 PM (Duhur)

Comments

No comments yet. Why don’t you start the discussion?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *