Bulshadda ku dhaqan degmadda hargaysa sidii ay u heli lahaayeen dhamaan baahiyaha aasaasiga ah ee heer degmo sida
- Nabadgelyada Degmada
- Caafimaad, Nadaafada iyo Fayo-dhawrka
- Biyo ku filan Degmada
- Waxbarasho Tayo leh
- Laydh ku filan Degmada
- Shaqooyin
- Wadooyin Randhiis leh
- Isgaadhsiin Tayo leh
- Noolaynta Shacaa’irta Islamiga ah, Wadaniyada iyo Caalamiga
- Dhiiri gelinta Mashaariicda isku tashiga ah.
- Horumerinta Fanka, Suugaanta iyo Isboortiga