Hiraadkayagu waa in Degmada Hargaysi 5 sano ku gaadho Horumer Waara oo dhinac walba taabanaya, sida:

  1. Amaanka
  2. Caafimaadka
  3. Biyaha
  4. Waxbarashada Aasaasiga ah
  5. Jidada casriyaysan
  6. Dhaqaalaha
  7. Magaalo Cagaaran